image

Why Choose Hilaac Cargo? (Maxaad Noo Dooranaysaa?)

🔹 DDP Dhab ah – adiga waxba kama walwalaysid
🔹 Khibrad Shiinaha ah – supplier ilaa deked
🔹 Qiime tartan leh – ganacsi yar & mid weyn labadaba
🔹 La socod joogto ah (Tracking)
🔹 Kalsoonida ganacsatada Soomaaliyeed
Hadafkeenu waa inaan ganacsatada Soomaaliyeed ka qaadno walwalka rarista Shiinaha.

Hilaac Cargo waa shirkad ku takhasustay rarista alaabta Shiinaha (China) una soo gaarsiinta Soomaaliya si DDP ah. Waxaan kuu fududeyneynaa dhammaan habka rarista: laga bilaabo supplier-ka Shiinaha ilaa xagad joogtid.

✅ DDP (Cashuur + Kastam + Gaadiid)
✅ Sea Freight (Qiimo jaban, ku habboon bulk)
✅ Adeeg Somali ku hadla
✅ Qiime cad, qarsoodi la’aan
Codso Qiime BILAASH ah maanta

📦 Ma rabtaa inaad alaab ka keento China?
👉 Nala soo xiriir hadda – qiime bilaash ahaborating the service you have mentioned above.

Hadafkayaga?


Hilaac Cargo waa shirkad rarid & shipping ah oo ka shaqeysa China, una adeegta ganacsatada Soomaaliyeed ee doonaya inay alaab ka keensadaan Shiinaha si ammaan ah, dhaqaale ah, oo DDP ah.
Waxaan si gaar ah diiradda u saarnaa:
Ganacsatada yaryar
Importers-ka cusub
Bulk buyers & container shipment

Need Assistance?
This field is required.
This field is required.
untitled design (9)

🚢 OUR SERVICES – Adeegyadayada

1️⃣ DDP Shipping (Door-to-Door)

Adeeggan waa kan ugu dalabka badan 👇
✔️ Waxaan alaabtaada ka qaadnaa supplier-ka Shiinaha
✔️ Waxaan bixinaa cashuurta & kastamka
✔️ Waxaan kuu soo gaarsiinaynaa ilaa albaabkaaga
Adiga waxba lagama rabo marka laga reebo inaad sugto alaabtaada.
🔑 DDP = Nasasho buuxda

OUR SERVICES

we deliver , we care

alaab adeegid

waxa naga go ‘an inaan suuqa ama warshahada u tagno macmiilka unasoo gadno / iibino agabka uu rabo

alaab check gareyn

ka dib markaan alaabta soo gadno waxa team kayagu check garenayaan alaabtii customerku gatay

payment – lacagta lagaa siiyo supplierka

in aan ka caawino customer ka in payment si fudud looga bixiyo marku ka gato supplier ka

air and sea cargo

inaan kuu fudaydino cargo badda ah amaba diyaarad , badda 30-40 days , diyaaradda 7-10 days

Suaalo & Jawaabo la xidhiidha cargo?

How to Find Us

fadlan buuxi foomkan si aad noogusoo dirto macluuumaadkaaga ku saabsan cargo china

Address

hargeisa, somaliland kasoo horjeedka somcable , hargeisa office china office : guangzhou china

Phone

+252634158882
+8615521000233

Email

info@hilaaccargo.com

Book Your Appointment

This field is required.
This field is required.
This field is required.
0

Subtotal